Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab & ilaaladiisa oo lagu dilay gobolka Sh/hoose

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibadood Maraykanka howlgal ay ka fuliyeen nawaaxiga degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeelada Hoose ay ku dileen sarkaal iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab. Saraakiisha ciidanka Xooga Dalka ayaa warbaahinta dowlada u sheegay in la dilay sarkaalkan oo ahaa bartilmaameedka howlgalkaasi. Ninka la dilay ayaa magaciisa lagu soo … Continue reading Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab & ilaaladiisa oo lagu dilay gobolka Sh/hoose